Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Fadhi aan Caadi ahayn oo ay Maanta Isugu Yimaadeen Xubnaha Golaha Wasiirada ee Somaliland Isla markaana uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Goluhu ku Meel mariyay qorshaha qaadashada kaadhka Jinsiyadda oo wasaaradda daakhiligu ay bixin doonto bisha Feberwari ee fooda innagu soo haysa.
Fadhigan ayaa Markii uu dhamaaday Waxaa Qodobadii la isla qaatay ka Warbixiyay Wasiirul Dawlaha Wasaarada Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com