Istanbul 15.Jan 2014 (SDN)-Wajigii Shanaad ee wada-hadallada u dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Wararka ayaa sheegaya in si horudhac ah la isugu af-gartay in la sameeyo guddi fududeeya wada-hadalka oo socon doona muddo saddex maalmood ah.
Waxaa halkaasi ka Hadlay Ergada Somaliland iyo Kuwa Dawlada Federaalka ah,iyadoo Weftiga Somaliland ay Cadeeyeen inaan Gorgortan laga Galayn Qadiyada Gooni Isu taaga Somaliland.
Istanbul SDN.
Qurbejoog.com