Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Akaademiga Nabada iyo Horumarka oo Cadeeyay Magaca dooda qaran iyo Xiliga la qabanayo {DHAGAYSO}

$
0
0

Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland ayaa maanta ka hadlay arrimaha ay ku Heshiiyeen Sadexda Xisbi qaran ee Ku Wajahan doodii tallo qaran ee ay marti galinayeen.

Gudoomiyaha Akaademiga Nabada iyo Horumarka ayaa Sheegay in Xisbiyada Qaranku ay isku afgarteen Magaca Dooda iyo Wakhtiga la qabanayo.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha Akaademiga


Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles