Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

DAAWO:Raiisul Wasaaraha Britain oo Hambalyada Ramaadaanka u Diraya Muslimiinta Caalamka

$
0
0

London July 10,2013(Raiisul Wasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa bulsha weynta Islamka ee caalmaka dacaladiisa ku kala nool u diray Hambalyo ku aadan dhalashada Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Raiisul wasaaraha ayaa sheegay in bishan muhiimad gaara u leedahay muslimiinta cibaadad ku qaadan doonta bishan,DAAWO.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles