Quantcast
Channel: Features – qurbejoog.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

DAAWO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Safarkiisii Ottawa Canada oo la kulmay Jaliyada Somaliland

$
0
0

Ottawa Sept 21,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Md Maxamed Yonis Bixi ayaa booqasho shaqo oo uu ku tegay dalka Canada waxa uu kulan gaar ah la yeeshay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan caasimada Canada ee Ottawa.

Wasiirka ayaa halkaa jaaliyada khudbad uu uGu jeediyay waxa uu ku dheeraaday xaaladihii u danbeeyay ee dalka iyo waxqabadkiisii intii uu xilka wasiirnimo hayay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 6893

Trending Articles