Hargaysa 23.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo Maanta dalka Dib ugu Soo laabtay kadib Markii uu Socdaal ku Tagay Wadanka Ingiriiska ayaa Sheegay in Dawlada Uk ay kala Hadleen Hadalkii ay soo Saareen ee Ku Wajahnaa digniintii ay u jeediyeen Muwaadiniintoodu in aanay u socdaalin Somaliland iyo Somalia .
Wasiirku Waxa uu Sheegay inay Arrintan kala Hadleen Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Africa .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibada
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com